Wararka {DAAWO MUQAALKA} Odayaal Iyo Waxgarad Ku Baaqay In Lasii Daayo Madaxweynahii Hore ee DDSI Cabdi Maxamuud Cumar By Cabdi yare Cabdi Axmed Xuseen - September 9, 2018 0 276 Share on Facebook Tweet on Twitter Kulan ka dhacay magaalada hargeeysa ayaa loogu baaqay madaxa dowlada Etoobiya in ay sii deeyso madaxweynahii hore ee dowlad deegaanka soomalida Etoobiya Cabdi maxamuud cumar oo ku xiran magaalada adis Ababa