{DAAWO MUQAALKA} Shacabka Baladweyne Oo Ka Hadlay Magacaabista Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Hiiraan

0
192

Hal sano Gudahiis ayaa waxaa Gudoomiyahii Sadaxaad Ee Gobolka Hiiraan Looso Magacaabay Yuusuf axmed Hagar Daba-geed oo markii afaad xilkan qabanayo.

Yuusuf dagabeeyd waxaa uu sanadkii Hore u tartamay xilka Madaxweynaha Hirshabeelle waloow wuusan xilkaasi ku Guuleeysan.

Qaar kamid ah Shacabka Magaaalada Baladweyne ayaa ka hadlay  isbadka deg dega ah ee lagu sameeynayo Hogaanka Ugu Sareeya ee Gobolka Hiiraan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here