{DAAWO MUQAALKA} Shirka wasiiradda arrimaha dibadda ee dalalka IGAD oo si rasmi ah uga furmay Adisabab

0
151

Shirka golaha wasiiradda arrimaha dibadda ee dalalka xubnaha ka ah IGAD ayaa si rasmi ah uga furmay caasimadda Adisabab ee dalka Itoobiya. Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, oo Ka qeybgalaya ayaa ka warbixinaya ahmiyadda shirka.

       HOOS KA DAAWO MUQAALKA,

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here