{DAAWO MUQAALKA} Soomaaliya oo bogaadineysaa heshiiska ay gaareen dhinacyada Suudaanta Koonfureed,

0
88

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay bogaadineysaa heshiiska rasmiga ah ee ay gaareen dhinacyada isku hayay Suudaanta Koonfureed keddib shir aan caadi ahayn oo hal maalin ah oo Madaxda Urur Goboleedka IGAD ay ku yeesheen magaalada Addis Ababa.

     HOOS KA DAAWO MUQAALKA, 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here