{DAAWO MUQAALKA} Taliyaha Qeeybta 27aad ee Ciidamada Xooga Dalka Oo Manta Baladweyne Soo Gaaray

0
361
Taliyaha Qeeybta 27aad ee Ciidamada Xooga Dalka ayaa Manta soo gaaray magaalada Baladweyne waxaana garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyey Saraakiisha Ciidamada Gobolka Hiiraan.