{DAAWO MUQAALKA} Tiradii Ugu Badneyd Oo Soomaali ah oo helay sharciga Dalka Koofur africa

0
210

Ku dhawaad 64 ruux oo Soomaali ah ayaa maanta ka mid noqday dad ajaanib ah oo gaaraya 954 qof  oo qaatay Dhalashada Wadanka  Koonfur Africa oo mudo ay qaxooti ku ahaayeen.

qaar kamid ah dadkii helay sharciyada dalkaas ayaa waxa ay sheegeen in ay ku faraxsan yihiin talaabada ay maanta ku heleen sharciga

Maxamed Axmed Shuuriye “Xajji Shuuriye” oo ka mid ah Soomaalida qaadatay maanta ayaa u waramay wariye cabdulaahi qorshe,

        HOOS KADAAWO MUQAALKA

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here