{DAAWO MUQAALKA} Waa sidee Xaalada Nololeed ee Maxaabiista wali ku xiran Xabsiga Magaalada Jigjiga,

0
79

Waa sidee Xaalada Nololeed ee Maxaabiista wali ku xiran Xabsiga dhexe ee Magaalada Jigjiga ee Caasimada Dulka ismaamulka soomaalida ee Itoopiya,

Qaar kamid ah maxaabiista ku jira xiligan xabsiga ayaa sheegay in isbadal dhinaca nolosha uu ka jiro  waxana ay ku baaqeen in la siidaayo maxaabiista ku jirto xabsiga,

    HOOS KA DAAWO MUQAALKA 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here