{DAAWO MUQAALKA} Xildhibaan Maxamed Ganey Oo Ra’isul Wasaare Kheyri Ugu Baaqay in is casilo

0
148
Xildhibaan Maxamed Ganey oo ka hadlayey kulanka amniga ee golaha shacabka waxaa uu yiri “fadlan ra’isul wasaare is casil waad fashilantay” Xildhibaanka waxaa uu intaasi raaciyey “Shaqada dowladu waxa uu ku soo aruuray facebook iyo Twiter”.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here