{DAAWO MUQAALKA} Xilibaan Afaraale oo sheegay in ka badan 20 isbaaro ay u taalo ciidamada dowlada

0
338

Xilibaan Maxamed Xuseen Afaraale ayaa sheegay in ka badan 20 isbaaro ay u taalo ciidamada qalabka sida wada u dhexeysa Muqdisho Gobolka Shabellaha Hoose!