{DAAWO MUUQAALKA} Maxkamada Ciidamada Qalabka sidda oo Dil ku xukuntay Askarigii dilay Yaasiin Cali Saney

0
235

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta dil toogasho ah ku riday Askari ka tirsanaa ciidamada booliska magaalada Baladweyne oo dhawaan dil u geystay Yaasiin Cali Saney oo ahaa wade mooto bajaaj.

Guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya Xassan Cali Nuur shuute ayaa ku dhawaaqay xukundil ah  lagu riday gacan ku dhiigle Mahad Xuseen Shiidow. kaas oo horay dil ugu geysatay Wadde mooto bajaaj.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here