{DAAWO MUUQAALKA} Taliyaha booliska ma aqbaleyno hub canshuurta shacabka lagu gaday in lagu baabiyo Ubaxa Biri

0
168

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Bashiir Cabdi Maxamad ayaa waxaa uu faah faahin ka bixiyey 4 askari oo ay u qabteen dilka deeqo Daahir oo ka mid aheyd Ardayda Iskuulka Hoyga Xamar.

Janeraalka ayaa waxa uu sheegay in Ciidamada amaanka ay suurtagashay inay dilkaasi u soo qabtaan 4 Askari oo lagu tuhmayo inay ka dambeeyaan dilkaas.

Waxa uu isaga oo sii hadlayey sheegay in aan marnaba la aqbaleyn in dadka shacabka ah mar walba sibareer ah loo dilo

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here