{DAAWO SAWIRADA} Jubbaland Oo Gacanta Ku Dhigtay Nin Xirnaa Dharka Dumarka

0
100

Ciidamada Nabadsugida dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa howlgal ay ka sameeyeen Magalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada Hoose waxa ay Gacanta ku dhigeen Nin xirnaa dharka dumarka.

Ninkaas ayaa Saraakiisha ciidankada Nabadsugida Jubbaland waxa ay sheegeen in uu sidoo kale la baxay Magaca Farxiyo Ok,isla markaana Guri ku yaalla Magalada Kismaayo laba habeen uu la seexday laba dumar ah sida ay hadalka u dhigeen.

Xiriir aan la sameynay Saraakiisha NISA ee Jubbaland ayaa waxa ay sheegeen in haatan wadaan baaritaano ku aadan waxa ku kalifay inuu dumar isku ekeysiiyo,isla markaana uu xirto dharka dumarka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here