{DAAWO SAWIRADA} Madaxweynaha Soomaaliya oo Magaalada Adis ababa Lagu so Dhaweyay

0
122

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Magaalada Adis ababa kula kulmay Madaxweynaha dowlad Degaanka Soomaalida Mustafe Maxamed Cumar.

 

Kulanka labada Madaxweyne ayaa yimid kaddib markii Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu booqasho ku tagay Magaalada Adis ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya.

Labada dhinac ayaa ka wada hadlay iskaashiga amaanka,horumarka iyo horumarinta dadaallada nabadda ee ka socda Geeska Afrika.

 

Madaxweyne Mustafe Maxamed Cumar waxaa uu ka mid ahaa wakiillada Dowladda Itoobiya ee Garoonka Bole International Airpor ku qaabilay Madaxweyne Farmaajo.

 

Madaxweyne Farmaao ayaa Adis ababa uga qeybgelaya shir maxadeedka 33aad ee Urur Goboleedka IGAD,kaas oo maanta ilaa Berri ka soconaya Adis ababa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here