{DAAWO SAWIRADA} Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Ku Riday Askari Qof Shacab Ah Ku Dilay Baladweyne

0
277
????????????????????????????????????

Maxkamada darajada koobaad ee ciidanka qalabka sida ayaa manta xukun ku dil ah ku riday askarigii dilay marxuum yaasiin cali saneey oo ahaa wade mooto bajaaj  27 08 2018

Xukunka ay manta maxkamada ciidamada qalabka sida ku riday dable boolis ah mahad xuseen shiidoow ayaa waxaa ku dhawaaqay gudoomiyaha maxkamada darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida gaashaanle sare sare  xasan cali nuur shuute oo baladweyne u jooga howlo shaqo.

Gudoomiyaha maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa sheegay in mahad xueen shiidoow yahay danbiile galay danbigii lagu soo eedeyay kadib markii ay maxkamada ciidamada  qalabka sida ay dhageystay dacwadii dable booliska soomaaliyeed mahad xuseen shiidoow kusoo oogtay xeer ilaalinta maxkamada ciidanka qalabka sida sidaas darteedna maxkamada ay ku riday xukun ah dil toogasho ah oo ah qisaastii marxuum yaasiin cali saneey oo uu bareer u dilay.

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here