{DAAWO SAWIRADA} Munaasabada Xil wareejinta Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Hiiraan oo Hada Socoto

0
300

waxaa hada sitoos ah u socoto munaasabada xil wareejinta ee gudoomiyaha Cusub ee Gobolka hiiraan waxana ay ka socotaa xaflada xarunta maamulka gobolka

Gudoomiyaha dhalinyarada Gobolka hiiraan maxamed cabdulaahi  Buraale  ayaa ka dalbaday “Madaxweeyne Cabdi  waare waxaan in uu joojiyo maamulka mudadada yar kadib la badalaa

 

Nabadoon Faarax Abdi Ware ayaa waxa uu sheegay in aysan dacwad ka gudbin “Madaxda maamulka gobolka  uusan garan karin sababta loo badalo maarkasto waxana uu ugu baaqay in maamulada la babadalaa la joojiyo hadii wanaag laga rabo deegaanka

 

 

Taliyaha Qeybta booliska Gobolka hiiraan Col: isaaq cali cabdi waxana uu reer hiiraan ugu baaqay in ay u istaagaan horumarka dalka dadka iyo deegaanka

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here