{DAAWO SAWIRADA} Sida Maanta Loogu So Dhaweyay Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolkla Hiiraan

0
391

Guudoomiyaha cusub ee  Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed  iyo wafdi u hogaaminayo ayaa manta soo  gaaray Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaana Garooonka Diyaaradaha ku soo dhaweeyey maamulkii hore  qeybaha kala duwan ee bulshada magaalada saraakiisha Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada soomalia..

soodhaweeyn Kadib Gudoomiyaha ayaa waxa lasoo Galbiyey Gudaha magaalada baladweyne halkaasi oo kulamo uu kula qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool magaalada

Gudoomiyaha hore ee Gobolka Hiiraan Cabdulaahi Axmed Maalin sufurow  ayaa umahad Ciliyey Dhamaan dadkii ka qeeyb qaatay soo dhaweeynta Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka hiiraan

Maalinta birito ah ayaa lagu wadaa in ay dhacdo munaasabada Xil wareejinta ee Godoomiyaha Cusub ee Gobolka Hiiraan,

 

Cabdi Axmed Xuseen 

Radio Hiranweyn Baladweyne

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here