{DAAWO SAWIRADA} Wasaaradka Ganacsiga Soomaaliya Oo La Kulmay Dhigiisa Dalka Finland

0
63

 

Wasaaradda Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxmed Cabdi Xayir Maareeye iyo wafdi uu hogmaaniyo oo safar shaqo ku joogo dalka Finland waxaa la kulmay dhigiisa Wasiirka Ganacsiga iyo Horumarinta ee dalkaas Ms Anne-Mari Virolainen.

Labada mas’uul ku oo ku shiray dalka Finland ayaa ka wada hadlay sidii loo xooxjin lahaa xiriirka Ganacsi iyo maalgashi ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Finland.

Sidoo kale waxaa ay ka wada hadleen Wasiiradda sidii Shirkadaha labada wadan ay u yeelan lahaayeen Ganacsi wadaag iyo Isdhaafsi Cilmiga iyo Technology-yada Ganacsiga, Wershadaha iyo waxsoosaarka kheyraadka Soomaaliya.

 

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here