{DHAGEYSO} Waraysi: Ergayga Q.M. Michael Keating

0
88

Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Michael Keating oo xilku kasii dhammaanayo ayaa sheegay in mustaqbalka Soomaaliya uu ku jiro gacanta Soomaalida, loona baahan yahay inay si wadajir ah u wada shaqeeyaan si waddanka faa’iidadiisa dhaqaale iyo khayraadkiisaba loo soo saaro.

\Waraysi khaas ah oo uu xalay siiyey idaacadda VOA ayuu ku sheegay inaysan ahayn wax sahlan horumar la sameeyo iyadoo Al-Shabab iyo kooxaha kale ee xagjirka ah ay isku dayayaan inay minja-xaabiyaan dadaallada, balse waxa uu ugu baaqay inay Soomaalidu isku tanaasulaan.

Warbixintan waxaa inoo diyaarisay Sahra Cabdi Axmed, waxaana lasoo jeedinaya Haaruun Macruuf.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here