FAAH FAAHIN Dagaal Ka dhacay Inta U dhaxeyso Baladweyne iyo Nuur Fanax

0
357

Wararka aan ka heleyno inta u dhaxeyso Magaalada Baladweyne iyo deegaanka nuur faanax ee Gobolka hiiraan ayaa sheegayo in uu ka dhacay  dagaal xoogan oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac

Dagaalkan ayaa waxa uu dhexeeyay Ciidamada dowlada Soomaaliya kuwa AMISOM iyo dagaalamaaasha Al Shabaab,waxaana sigaar uu uga dhacay deegaanada  beer-xaano Baardheere iyo taree jinto sida uu hiiraanweyn u sheegay Taliyaha Ciidamada Xooga dalka qeynta Gobolka hiiraan Farax Cali waasuge  Faarax Kooshin,

Majiro warar Madaxbanaan oo ilaa hada laga helaayo deegaanada lagu dagaalamay madaama dadka qaar ay qaxeen halka kuwa qaarne ay guryahooda ku jiraan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here