Kooxda VIp Ayaa Gaartay Finalka Tartanka Lagu Marti Galiyay Xafada Kooshin

0
180

Naadiga VIp Oo Gaaray Finalka Tartanka Lagu Marti Galiyay Xafada Kooshin Gaar Ahaan Laanta Radeerka

Galabta Waxeey Guul Taariikhi ah Ka Gareen Kooxda Alba

Waxaana Lagu Adkaaday Gool Ku Laadyo Waxaana Finalka Tiigsaday Kooxda VIP

Bari Waxaa La Ciyaari Doonaa Mid Ka Mid Ah Kulamada Ugu Xiisaha Badan Tartanka

Waxaa Wada Ciyaari Doona Kooxda Xidigaha Iyo naadiga Laabka

Hadda Sida Saxda Ah Waxaa Final Soo Gaaray Kooxda VIP

Fiiro Gaar Ah Finalka Waxaa La Ciyaari Doonaa Maalinka Jimcaha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here