Maamulka Somaliland Oo kadigay Duufaano ku soo wajahan gobalada Bariga Ee Maamulkaasi

0
164

Wasiirka wasaarada beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed ayaa sheegay in laga cabsi qabo in roobab dabeylo wata iney ku soo wajahan yihiin.

Wasiirka ayaa sheegay in bisha soo socota ee Octoober iyo bilaha ka dambeeya in laga cabsi qabo roobab dabeylo wata iney ku soo wajahan yihiin gobolada bariga ka ah Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here