Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo gaaray Dhuusamareeb Kuna Dhawaaqay in ……

0
643

Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug ayaa maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.

Wafdiggaan ayaa ka yimid Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud, waxaa soo dhaweyay qeybaha kala duwan ee Bulshadda kunool Magaalada Cadaado.

Magaalada Cadaado ayaa sidoo kale maanta lagu waddaa in uu taggo Gudoomiyihii xilka laga qaaday Cali Gacal Casir.

Khilaafka Siyaasadeed ee ka dhex taagan Madaxda Galmudug ayaa xoogeystay maalmihii lasoo dhaafay, waxaana ay saldhigyo ka kala dhigteen Magaalooyinka Cadaado iyo Dhuusamareeb.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here