Saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka oo gaaray Magaalada Baladweyne

0
124

Taliyaha qeybta 27 ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed General Maxamed Maxamuud Macalin Koronto ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyne Gobolka Hiiraan sida ay Hiiraanweyn u shegeen Saraakiil katirsan Meleteriga Baladweyne.

Saraakiil kale oo ka tirsan qeybta 27-aad ayaa qeyb ka ah safarka taliyaha qeybta 27-aad ciidamada xoogga dalka ee Hirshabeelle.

Ciidamo ayaa xiray wadooyinka waaweyn ee Magaalada Baladweyne  ku waasoo si weyn u adkeyay ammaanka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here