Sargaal Ka Tirsan Ciidanka Xooga Oo Lagu Dilay Xalay Fiidkii Baladweyne

0
144

Waxaa xalay iyo shalay dilal kala duwan ay ka dhacayen Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan dilka shalay ayaa ahaa mid aano qabiil ah sidokale xalay fiidkii ayaa magalada waxaa lagu dilay Sarkaal katirsan ciidanka dowladda federaalka,oo lagu magacabi jiray muumin xasan raage Afweyne waxana sidoo kale la dhawacay askari katirsan ilaaladisa

Al Shabaab war ay ku soo qoreen baraha ay wararkooda ku faafiyaan ayaa waxa ay ku sheegteen inay dileen sarkaal katirsan militiriga somaliya  dhawacna ugeesten  mid kamid ah ilaaladiisa

Waxana ciidamada amaanka ay wadan Holgalo lagu baadi gobayo  kooxahii dilka geeystay

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here