WAR DEG DEG Ah:.Shil Khasaare geystay oo ka dhacay Muqdisho

0
147

Inta la xaqiijiyay Laba ruux ayaa ku geeriyootay shil goor dhaw ka dhacay Agagaarka Hotelka Madiina oo ku yaallo Isgoyska Martiini ee kala qaybiya Degmooyinka Xamar Jajab iyo Xamar weyne.

Dadka dhintay ayaa saarnaa Mootada nooca loo yaqaano Bajaajta Mootadda ayaa ku socotay si xowli ah, waxaana la sheegay in ay gudaha u gashay gaari weyn oo wadada maraayay.

Dadka dhintay ayaa kala ahaa Waddihii mootadda iyo qof kale oo saarnaa sidda ay sheegeen Goobjoogayaal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here