WAR DEG DEG AH :-XILDHIBAANADA BARLAMANKA GALMUDUG OO XILKA KA QAADAY GUDOOMIYHII BARLAMANKA

0
124

xildhibaanadda barlamanka kulan ay maanta ku yeesheyn xaruunta caasimadda galmudug e dhusmareeb ayaa wax ay xil ka qaadis ku sameyeen gudoomiyhii hore ee barlamanka galmuudg cali gacal casir oo ay ilaa iyo 89 xildhibaan

kulanka maanta ayaa waxsoo xaadiray 147 xildhibaan waxana maanta kulanka shir gudoominayay gudoomiye ku xigeenka kowad ee barlamanka galmudug xareed cali xareed

markii oo kulanka furmay ayaa waxa la guda galay cod u qaadista kalsooni kala noqoshadda gudoomiyihii hore ee barlaamanka galmudug cali gacal casir  waxana ogataay in kalnoosnida laga laabto ilaaiyo 146 xildhibaan waxa ka aamusay hal xildhibaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here