{AKHRISO} Ajandaha Kulanka Baarlamaanka Soomaaliya Oo Goordhow Ka Furmay Muqdisho

0
131

Waxaa goordhow Xarunta Golaha Shacbka ee Baarlamaanka Soomaaliya ka furmay kulanka 11-aad kalfadhiga 4-aad ee Xildhibaanada Golaha shacabka.

Kulankan  ayaa waxa uu ku furmay 151 Xildhibaan, waxaana shir Guddoominaya Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh

Sidoo kale kulanka waxaa goobjoog ah Xildhibaanada Golaha shacabka.

Wasiirka Wasaarada howlaha guud ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xildhibaan C/fitaax Geeseey ayaa xildhibaanada u aqrinaya hindise sharciyeedka nidaaminaya naqshadeynta magaalooyinka, hormarinta iyo maamulka dhulka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here