{DAAWO SAWIRADA} Dowlada Soomaliya Oo Manta La Wareegtay 47 Leyli Saraakiil oo tababar Muqdisho loogu soo xiray

0
263

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Munaasabad tababar loogu soo xiraayay 47 Leyli Saraakiil iyo Saraakiil Xigeeno ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo ka Qalin jabiyay kuliyada tababarka Turkisom ee Magaalada Muqdisho.

Waxaa bilooyinkii ugu dambeeyay kulliyaddaasi lagu tababarayay Ciidamo ka tirsan xoogga dalk Soomaaliyeed oo isku diyaarinaaya in ay Ammaanka dalka kala wareegaan ciidanka AMISOM.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here