{DAAWO SAWIRADA} Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo La Kulmay Wakiilka Cusub Ee QM Ee Soomaaliya

0
150

Guddoomiyaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdilaahi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Cusub ee Qaramada Midoobay ee Somaaliya Nicholas Haysom.

Kulan ay yeesheen labada dhinac ayaa waxa ay uga wada hadleen sidii ay u wada shaqayn lahayeen Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya iyo Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here