{DAAWO SAWIRADA} Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Oo Manta Kormeeray Deegaano Hoos Taga Baladweyne

0
407

Gudoomiyaha maamulka gobolka hiiraan ayaa manta booqday deegaano hoosyimaada magalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan.

Booqashada uu gudoomiyaha gobolka yuusuf axmad hagar dabageed uu ku tagay deegaanada ceel gaal ilka cade iyo jawiil ayaa ahayd u kuur galida xaalada dadka

deeganadaasi ku dhaqan waxaana uu gudoomiyaha uu la kulmay wax garadka jawiil, ceel gaal, ilka cade waxaana uu kala hadlay sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen nabad galyada ayna sidokalena ay ula shaqeyn lahaayeen maamulka gobolka iyo laamaha amniga.

Waxaa sidoo kale xal laga gaaray isbaarooyin ay dhigteen dad maleeshiyo beeleed ah deegaanka jawiil ee gobolka hiiraan,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here