{DAAWO SAWIRADA} Shil Khasaare geystay oo ka dhacay Mudug

0
206

Gaari Xamuul ah oo sidday Qare kana baxay Koonfurta Soomaaliya ayaa ku guddoomay inta u dhaxeysa  sadex higlo iyo bandiirleey gobolka Mudug.

Inta la xaqiijiyay waxaa shilkaasi  ku dhaawacay ilaa iyo 2 ruux sidda ay sheegeen dadka degaanka uu shilku ka dhacay.

Isbitaalka Magaalada Gaalkacyo ayaa la gaarsiiyay dhaawaca labadda ruux, waxaana hadda halkaasi lagu dabiibaya Xaaladooda Caafimaad.

Maamulka gobolka Mudug ayaa shalay xaqiijiyay in 6 qof ay ku dhimatay ka dib markii uu shil gaari uu ka dhacay Wadada u dhaxeysa degaanka Gawaan iyo sidoo kale degmada Hobyo ee gobolka Mudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here