Dad Loo Xiray Dil Magaalada Boosaaso Loogu Geystay Dad Oromo Ah

0
154

Taliska Booliska Gobolka Bari ee dowlad Goboledka Puntlnad ayaa waxa ay sheegeen in tiro dad ah loo qabqabtay dad Oromo ah oo dhawaan lagu dilay Magalada Boosaaso.

Taliyaha qeybta booliska gobolka Bari Puntland Gashaanle sare Cabdi Xakiin Yuusuf Xuseen ayaa sheegay in kadib howlgal ay ka sameeyeen Magalada Boosaaso gacanta lagu dhigay dad looga shakisan yahay dilka 4 ka mid ah dadka u dhashay Qowmiyada Oromada ee ku sugan Boosaaso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here