WAR DEG DEG Ah:.Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Oo Xabsiga dhigay Saraakiil Ciidan.

0
265

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf axmed Hagar ayaa Manta Xabsiga dhigay Saraakiil ka Tirsan Ciidamada Nabad-sugida Gobolka Hiiraan kuwaas oo kala ahaa Cabdudir muxumed abuubakar Iyo cabdi maxamed Cali oo Horay usoo maray Xilka Taliyaha Nabad Sugida Gobolka.

Labada Masuul ayaa waxaa ay ku xiran yahiin Saldhiga Booliska Magaalada Baladweyne waxaana ay arintan ay kusoo beegmeysa xili khilaaf oo ka Jiray Saraakiisha Ciidamada Nabad sugida halka laga maamulo ama ay Hoos tagaan

shalay ayey aheeyd Markii Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusf axmed Hagar uu xabsiga dhigay Shaqaalo ka Tirsan Wasaarada Maaliyada Hirshabeelle ee ku sugnaa Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here