CAF oo Soo Bandhigtay Musharaxiinta Abaal Marinada Kala Duwan

0
248

Laacibka ugu wanaagsan Afrika 10-ka xidig u sharaxan:

1. Alex Iwobi (Nigeria & Arsenal)

2. Andre Onana (Cameroon & Ajax)

3. Anis Badri (Tunisia & Esperance)

4. Denis Onyango (Uganda & Mamelodi Sundowns)

5. Mehdi Benatia (Morocco & Juventus)

6. Mohamed Salah (Egypt & Liverpool)

7. Pierre-Emerick Aubameyang (Gabon & Arsenal)

8. Riyad Mahrez (Algeria & Manchester City)

9. Sadio Mane (Senegal & Liverpool)

10. Walid Soliman (Egypt & Ahly)

Xidigaha u sharaxan laacibka dhalinta yar Afrika ugu wanaagsan:
1. Achraf Hakimi (Morocco & Borussia Dortmunmd)

2. Franck Kessie (Cote d’Ivoire & AC Milan)

3. Wilfred Ndidi (Nigeria & Leicester City)

Macalinka Afrika ugu wanaagsan tababarayaasha u sharaxan:

1. Aliou Cisse (Senegal)

2. Herve Renard (Morocco)

3. Moine Chaabani (Esperance)

Xulka Afrika ugu wanaagsan 2018 iyo dalalka u sharaxan:
1. Madagascar

2. Mauritania

3. Uganda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here