Ciyaariyahan Tottonhan oo hanjabaad hawada u mariyay Arsenal

0
91

Kooxaha Tottonhan Iyo Arsenal ayaa isbuucaan wada ciyaari doono kulan ka tirsan horyaalka Epl-ka kasoo loo yaqaano London Derby.

Ciyaariyahanka xulka qaranka Brazil lucas Moura ayaa ka hor tagi doona macalinkii ay hore uga soo wada shaqeeyeen kooxda Psg Ee Unia Emry.

Lucas Moura waayahiisa kooxda Psg ma ahayn ciyaariyahan muhiim ah inta badina macalin Emry keedka ayuu dhigi jiray xidigaan oo uusan markaas u arkin in uu yahay wiil saameen leh.

Moura ayaa xilli hore hanjabaad hawada u mariyay Arsenal iyo maclin Emry isagoo ka careesan waqtigii xumaa ee uu kula soo qaatay kooxda reer France Ee Psg.

“Waxan isku dayi doonaa in aan tuso tayada aan leeyahay, waxaan soo bandhigi Doonaa qaabkeyga ugu wanaagsan, waxan rajeyneynaa in aan guuleesano ” ayuu saxaafada u sheegay ka hor kulanka Lucas Moura.

Tottonham ayaa Todobaadkii la soo dhaafay guul muhiim ah ka soo gaartay kooxda chelsea ciyaar ka dhacday Wambley.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here