{DAAWO MUQAAL} Gudoomiye Ku xigeeynkii matabaan oo aas Qaran loogu sameeyey Dagamada Maxaas

0
291

Gudoomiye Ku xigeeynkii Dagmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan Farax Nuur Guure (FAARAX DHEERE) ayaa Maanta aas Qaran loogu sameeyey Dagamada Maxaas halkaas oo uu ka waday howlo nabadeey ah inta aan shalay la dilin kahor,

qaar kamid ah ma suliyiinta Maamulka Gobolka hiiraan ee Dowlad Goboledka Hirshabelle ayaa dalbaday in cadaalada la keeno  dadkii ka danbeyay dilka Gudoomiye ku xigeenkii Dagmada Matabaan iyo Ilaaladiisa,

HOOS KA DAAWO MUQAALKA,

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here