{DAAWO MUQAALKA} Qaabkee loo soo xulay Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland.

0
89
Guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta xildhibaannada Baarlamaanka Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay magacyada xubnaha cusub ee Baarlamaanka Puntland.

Guddiga ayaa shaaciyay dhammaan 66da xildhibaan ee ay ka koobanyihiin golaha wakiilada Puntland,iyadoo xubnaha cusub ay haweenku ku leeyihiin kaliya hal xubin.

 

Baarlamaanka cusub ee Puntland 49 xubnood waa kuwa cusub halka 17 ka kalana ay ka soo laabteen Baarlamaankii hore , guddoomiyaha guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta xildhibaannada ayaa sida sheegay.

              Hoos ka Daawo Qaabka Loo So xulay Baarlamaanka Puntland,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here