{DAAWO MUQAALKA} Wafdi ka socda dowlada Soomaliya oo shir uga qeyb Galaya Dalka Jordan

0
76

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo shir looga hadlayo dagaalka ka dhanka ah waxa loogu yeero argagaxisada uga qayb gelayaan dalka Jordan, ayaa lagu soo dhaweeyaya caasimadda dalkaas ee Amman.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here