{DAAWO SAWIRADA} Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Qaar kamid ah Carurtii Marxuum Weriye Cawil

0
115

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa  maanta xafiiskiisa ku qaabilay qaar kamid ah Wiilasha uu ka geeriyooday Weriye Cawil Daahir Salaad

Maxamed Cabdulaahi Farmaajo madaxweynaha Soomaaliya oo qoraal iyo sawiro so dhigay Bartiisa Facebooka waxana uu u qornaa qoraalka sidan

Waxaa maanta isoo booqday qaar ka mid ah caruurtii uu ka geeriyooday walaalkeen Cawil Daahir Salaad oo ahaa nin waddani ah, dalkiisa iyo dadkiisa jecel, hal abuur leh, dowlad-dhisidda Soomaaliyana kaalin muuqata ka geystay.

Dadka waxtarka u leh bulshada sida Cawil oo kale waxay naga mudanyihiin in la maamuuso oo aragtiyadii wanaagsanaa ee ay xambaarsanaayeena lasii xoojiyo.

Argagixisada dilaysa haldoorka ummadda Soomaaliyeed waa inaan u midownaa oo aan meel uga soo wada jeesannaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here