{DAAWO SAWIRADA} Roobab dadka iyo Duunyada ay ku diirsadeen oo Maanta ka da ay Jalalaqsi

0
120

Roobabkan Maanta ka da ay Dagmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa Waxaa si weyn ugu diirsaday dadka iyo Duunyada ku nool Deegaanada hoostago Jalalaqsi

Qaar ka mid ah dadka ku nool dagmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan oo la hadlay warbaahinta Hiiraanweyn ayaa sheegay in raxmada alle ay si wanaagsan ugu qaboowsadeen dadka iyo duunyada.

 

 

Dhawaan ayaa Waxaa guud ahaa dalka Soomaaliya ka curtay roobabkii xiliga deyrta kuwaas oo maal mahii la so dhaafay ka da waayay qeybo ka mid ah Gobolka Hiiraan.

Cabdi salaan Maxamed Ibraahin

Jalalaqsi Gobolka Hiiraan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here