DAAWO VIDEO: Puntland Oo War Aan Laga Filaneyn Kasoo Saartay Guushii Madaxweyne Lafta Gareen

0
209

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Cabdixakiin Cumar Camey ayaa ka hadlay doorashii madaxweyne nimo ee ka dhacday magaalada Baydhabo oo lagu doortay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Somalia.

Madaxweyne Camey ayaa shaaca ka qaaday in doorasha xur iyo xalaal ah ay ka dhacday Koonfur Galbeed Somalia isla markaana uu hambalyo u dirayo Madaxweynaha cusub iyo guud ahaan shacabka degaanadaasi isagoo u rajeyay hormar iyo midnimo waarta.

HALKAN HOOSE KA DAAWO:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here