DAAWO VIDEO: Somaliland Oo Si Jees Jees ah Uga Hadashay Doorashada Puntland & Fariimo ay u Diren Gen, Moorgan

0
204

Maamulka Somaliland ayaa hadda warkii ugu cuslaa ka soo saaray doorashada madaxtinimada Puntland ee 2019 iyo hadalada ka soo yeeraya musharixiinta kala duwan gaar ahaan hanjabaaddii General Moorgan.

Saleebaan Cali Koorre wasiir katirsan xukuumadda maamaulka Somaliland ayaa waxa uu sheegay in Somaliland aysan musharixiintu hadal waxba kaga qaadi doonin ayna haysato ciidamo iyo hub dhammaystiran oo ay isku difaacdo.

Halkan Hoose Ka Daawo:

Somaliland ayaa ku hanjabtay inay weerar ku qaadayso doorashada Puntland gaar ahaan waxa ay sheegtay inay soo qaban doonto General Moorgan iyo ragga kale ee u soo dhaaranaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here