DAAWO VIDEO: Wariyaasha Nairobi Oo Muujiyey Daren Muruga leh, Kulan ay Ugu Baroor Diiqayen Wariye Cawil Daahir

0
124

Wariyaasha ku nool magaalada Nairobi ee Dalka Kenya oo isugu yimid kulan loogu baroor diiqayey wariye Cawil Daahir Salaad ayaa sheegay in maalin kasta uu saxaafada Somalia uu ka baxo shaqsi qaali ku ah waliba magic ku dhex leh bulshada.

Qaar kamid ah wariyaashii goobta ka hadlay oo wajiyadooda ka muuqatay murugada ay ku reebtay geeridii wariye Cawil Daahir ayaa alle ugu baryay inuu janadii fardowsa ka waraabiyo isla markaana u duceyay.

HALKAN HOOSE KA DAAWO:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here