DAAWO VIDEO: Xildhibaanadii Horay Mooshinka Uga Gudbiyay Farmaajo Oo Digniin Culus u Diray R/wasare Kheyre

0
121

Kulan ay isugu yimaaden kudlada baarlamaanka ee badbaado qaran oo ah xildhibaanadii mooshinka ka keenay Madaxweynaha Dowlada Faderaalka Somalia Maxamed Cabdulaahi Farmaajo hadana ka laabtay mooshinkii ayaa ka hadlay dhowr ah.

Madasha uu ka dhacay kulanka Xildhibaanada oo ay ka muuqden masuuliyiin kala duwan ayaa shaaca ka qaaday in xukuumada Somalia ay wali go’doomin ku hayso kulamada baarlamanaka iyo in dalka ciidamada shisheeye oo ana aheyn AMISOM aan dalka la keeni karin.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here