{DHAGEEYSO} Maamulka Gobolka Hiiraan oo digniin ujeediyey dadka falalka amaan daro ka wado magaalada baladweyne

0
158

Gudoomiye ku xigeenka amaanka Gobolka Hiiraan Cabdiraxiin Taakoy iyo Gudoomiyaha Degmada Baladweyne Maxamed Axmed Foodcade oo Caawa wareeysi siiyey idaacada hiiraanweyn ayaa digniin adag u diray dad ay sheegen in dhibaatooyin dhinaca amaanka ah ay ka wadaan Xaafada howlwadaag ee magalada baladweyne.

Masuuliyeentan ayaa sheegay in Talaabo laga qaado doono cidii lagu qabta iyado ka shaqeeyneyso falal amaanka lide ku ah isla markaana xabsiga la dhigo doono Waxaana y shacabka Xafadasi degan ugu baaqen in ay la shaqeeyan Ciidamada Amaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here