{DHAGEEYSO} Maamulka Hirshabeelle oo Galmudug ku eedeeyey in aysan Daaacad ka aheeyn joojinta Dagaalada Maxaas Ka Socda.

0
230

Xildhibaan Geelle isaaq Oo kamid ah Barlamaanka Hirshabeelle isla markaana qeeyb ka ah dadka nabadeeynta u jooga Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiran aya Maamulka Galmudug ku eedeeyey in aysan daacad ka aheeyn heshiisenta Beellaha ku dagaalamay deegaano hoos yimaado degmada maxaas

Xildhibaanka ayaa sheegay in mudo 5 maalin ah ay joogen Degmada maxaas ay suge haayan wafdi ka socda maamulka galmudug ilaa iyo iminkane aysan imanin waxaana uu ku baaqay in galmudug ay ka qeeyb qaatan joojinta dagaalaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here