{DHAGEYSO} Askari katirsan Cidan-ka Booliska Oo Degamada Kaxda Kudilay Wade Gawarida PL-Ka

0
101

Wararka Hiranweyn ay heleyso ayaa shegaya in xalay ciidamo katirsan kuwa booliska dowlada Somalia ay mid kamid darawalada kaxeeya gadiidka Pl-KA ay  ku dileen degmada kaxda ee gobolka banaadir.

Marxuum yuusuf ayaa ciidamada waxa ay weydiiyeen sida ay inoo xaqiijiyeen goobjogayaal  lacago ay ku shegeen iney tahay mid baad ah balse uu kabiya diiday inuu bixiyo lacagahaasi taasina ay sababtay mid kamida askartaasi inuu  rasaaseyo marxuum-ka geeriyoday.

Abduqaadir Xusein Yuusuf oo kamida ehelada marxuum-ka ayaa hiranweyn uga warbixiye qaab-ka uu u dhacay dilkaasi wuxuuna sheegay in marxuum-ka meydkiisa la’aasi doonin ilaaa uu ka helo cadaalad.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Codka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here