{DHAGEYSO} Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose Oo Ka Warbixiyey Howlgalo Ka Dhacay Awdhegle.

0
106

Xalay ayaa Ciidamada Kumaandoos-ka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwo Mareykan ah waxa ay weeraeen degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose halkaas oo ay Maamulaan dagaalamayaasha Al-Shabaab.

Ciidamada Mareykanka oo watay Diyaarado ayaa ku degay duleedka degmada awdheegle,iyaga oo qaab lug ah ku galay gudaha Magalada,waxaa agagaarka Saldhiga awdheegle uu dagaal xoogan ku dhexmaray ciidama Dowlada Somalia  iyo ururka Al-Shabaab.

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Maxamed Ibraahin Barre ayaa hiranweyn uga waramay howlgalkaasi xalay ciidamada kumaandos-ka iyo kuwa meraknaka ay ka sameyeen degmada oowdheegle iyo waliba howlgala ka dhanka ah ururka alshabaab deganada ay kaga sugan yihiin gobolka shabeelaha hoose.

Halkaan Hoose Ka Dhageeyso Codka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here