DHAGEYSO: Madaxweyinii Hore ee Somalia Xasan Sheikh Oo Ka Hadlay Dagaal beeledyada Ka Socda Galmudug iyo Hirshabelle

0
180

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamud oo ka hadlay dagaal beeledyada ka socda degaanada mamaulada Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa baaq nabadeed u diray walaalaha ay colaada ka dhex jirta waxana uu wax laga xumaada ku tilmaamay dagaal qabiiled xiligan ka dhaca dalka.

Xasan sheikh Maxamud ayaa odayaasha, mamaulada degaanada colaadu ka jirta iyo dowlada dhexe ugu baaqay iney kala dhex galaal dadka wada dhashay ee dagaalamaya iyo sidii xal looga gaari lahaa colaadaha soo lab laabtay.

HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO:

Ugu Danbeyn Madaxweynihii hore ee soomaaliya Xasan Sheikh Maxamud ayaa bulshada ugu tacsiyadeyay dadkii ku dhintay colaadaha, kuwii ku dhaawacmayna alle ugu baryay inuu u booga dhayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here