{DHAGEYSO} Madaxweynaha Cusub ee Koofur Galbeed oo Ka hadlay Doorashadii Maanta

0
199

Cabdicasiis Xassan Maxamed (Laftagareen) ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinimada ee maamulka Koonfur Galbeed, wuxuuna helay codad gaarayo 101 cod halka musharraxii kusoo xigay Aadan Maxamed Nuur Saransoor uu helay 22 cod.

 

HOOS KA DHAGEYSO QUDBADIISA 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here